NEWS 2007

 

Africom And The New Scramble For Africa                                                                        (23.12.2007) TEHRAN, Dec. 23 (MNA) -- The recent unveiling of Africom by the Bush administration is the clearest indicator yet of the military establishments continued ascendancy over the State Department in formulation and implementation of foreign policy, a trajectory that began soon after the conclusion of World War II.

Taakhiida Sanaag iyo xukunkeeda                                                                                     (December 2007) Xukunka Saladanada Sanaag kuma koobna ee intan oo keliya ee in tani waa in aan ku soo sameeyey naqtiin kuna tusaayey taariikhda boqorada Sanaag. marka sidaa u la socda in aanay taariikhadu in tan ahay ee ay intani hor dha u tahay.

How many states for the north?                                                                                                 Africa Confidential - Vol 48 Number 21, 19th October 2007 - Tension between Somaliland (created in 1991) and the much less firmly established Puntland (created 1998) has been running high. On 1 July, yet another state, Maakhir, was inaugurated in northern Somalia and Puntland blamed that, unfairly, on Somaliland. Maakhir consists of four districts of Sanaag, one of the regions of Somaliland claimed by Puntland; the other is Sool.

Nabdoon Macalin Haaruun oo goor dhoweyd Muqdisho lagu dilay.                                      (18.08.2007) Allaha u naxariistee waxaa goor dhoweyd Magaalada Muqdisho lagu dilay Nabadoonkii Beesha Warsangeli Abgaal Nabadoon Macalin Haaruun Macalin Yuusuf Beerey. Sida ay inoo xaqiijiyeen Ehelada Marxuumka oo aanu xiriir la sameynay kooxo ku hubeysan Bistoolado ayaa dhowr xabadood la dhacay Nabdoonka, xilli uu ka soo baxayay Masjid ku yaal Deegaanka Suuq Bacaad ee Degmada Yaaqshiid.

Jaaliyada Warsangeli ee UAE oo wadatashi la yeelatey Suldaan Saciid                              (20.06.2007) Suldaanka guud ee Beesha Warsangali oo in mudo ah safar ku joogaay dalka Emaaraatka carabta ayaa waxa uu kulamo is daba jooga la yeeshay xubnaha jaaliyada dhalinyaradda iyo aqoonyahanka wax garadka Beesha Warsangali ee ku nool Emaaraatka Carabta.

 

News / Archives: 2008 | 2007 | 2006 | 2005 | Archives

 

WARSANGELI  HOME