NEWS 2008

 

 

Jahliyadda warsangeli oo Shir Ku Qabatay London


waxaa maanta oo bishu tahay 16/06/08 ay shir ku qabateen magaaladda london kadib markii la ogaaday inay doonnayaan maamul goboleedka puntland iyo cade muusse innay fara gelin ku sameeyaan khayraadka warsangeli.

taas oo sababtay innay ka caraysiiso dad badan oo beeshaas ah.

sidaa darteed beeshu waxay ugga digaysaa inna arrinkaa ay ka waan toobaan Aygoo hadda ka hor ku soo xad gudbay Manjayahan iyo dhamman dhulka Macag godan ee warsangeli.

Immanka u soo xirxirtay meesha la yiraahdo dalxamur oo ah nawaxigga Buraan, taas oo aan ahay wax warsangeli og yahay oo aanay ka go'e karrin hal jilib oo beesha warsangeli ka mid ah.

MIDNIMMADDA WARSANGELI WAA MUQADAS

Qof keliyanna kamma arrimmin karro khayraadka warsangeli.

Warsangeli UNITY
 
 
Mahadsaniddin
 
WAxaa Qoray;Hassan Haji yusuf
Mahad caliyoo
Ahmed Mohmud Abdulaahi
 
Cumar Cali muuse{Koostaan}

 

 

 

 

WARSANGELI  HOME